Guriceel (Halqaran.com) – Waalidiinta wiilashooda ay ku maqan yihiin dalka Eritrea oo tababar ay ugu qaaday dowladii uu hoggaaminayey Madaxweyne Farmaajo ayaa Jimcihii shkalay bannaanbax ka dhigay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Dibad-baxaan oo lagu taageeray doorashadii Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale Madaxweynaha looga codsaday inuu deg deg uga jawaabo dhibka heysta waalidiintaan dhalinyaradu ka maqan tahay.
Halka hoose ka daawo Muuqaalka Banaanbaxa iyo farriinta Waalidiinta ay u direen Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud:
https://www.facebook.com/watch/?v=1466827743773178
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





