XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
XASAASI + DAAWO VIDEO: Jawaab adag oo la siiyay Aadan Barre...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabada iyo Diimuquradiga Cabdullaahi Sheekh Xasan oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, Wuxuuna dhaliilay hadalkii dhowaan kasoo yeedhay...
DHAGEYO: Siyaasi caan ah oo si aan caadi aheyn u Ammaanay...
Garoowe (Halqaran.com) – Mid ka mid ah aas-aasayaashii maamulka Puntland, Siyaasi Siciid Diiriye Maxamed ayaa si adag u naqdiyay hadal ka soo yeeray xildhibaanno...
DAAWO VIDEO: Qiso Xanuun badan Wiilkii Soomaaliyeed ee lagu dilay London...
https://youtu.be/a0oMk6oLbHc
DAAWO SAWIRRO: Sidee maanta looga Xusay MUQDISHO Xasuuqii argagaxa lahaa ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Isniintii maanta magaalada Muqdisho laga xusay xasuuqii ka dhacay Isgoyska Ex Zoobe 14-kii bishii October ee sanadkii 2017, xaasuuqaas oo...
XASAASI + DAAWO VIDEO: Salaad Cali Jeelle oo dhulka ku jiiday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa Madaxdii hore ee Soomaaliya iyo Siyasiyiinta Kismaayo uga qayb...
Maxaad ka Ogtahay Damaca cusub ee KENYA iyo halista ay la...
Kismaayo (Halqaran.com) – Dawladda Kenya ayaa waxa ay si cad u jebisey oo ay ku xad-gudubtay Qaranimada Soomaaliya, iyadoo arrimo xasaasi ah durba ka...







