XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
WAR CUSUB: Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle oo ku jees-jeesay Axmed Madoobe!...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulklaahi Cosoble, ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay culeyska Dowladda Federaalka Soomaaliya ay saartay...
DHAGEYSO: Somaliland oo war culus ka soo saartay ka qeybgalka caleema...
Hargeysa (Halqaran.com) - Waxaa maalmihii la soo dhaafay jiray muran ka dhashay in Xildhibaano ka tirsan Somaliland ay ka qeyb-galayaan Xaflada Caleema-saarka Madaxweynaha Jubbaland...
DAAWO VIDEO: Somaliland oo isku khilaafsan in wafdi ka socda uu...
Hargeysa (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka mid ah Baarlamaanka Somaliland ayaa ka hor yimid Wafdiga Somaliland ee doonaya inay ka qayb galaan...
DAAWO VIDEO: Axmed Madoobe ‘‘Hubka Dowladda Somaliya waxaa loo geeyaa Al-Shabaab,...
Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo Khilaaf uu Muddooyinkii dambe kala dhexeeyay Dawladda dhexe ee Soomaaliya ayaa...
DHAGEYSO: Soomaaliya oo ka mid noqoneysa dhismaha Booliska Afrika, waa halkee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa sheegay in ay wadaan qorshe dib u dhis xooggan iyo...
DAAWO VIDEO: Casho sharaf loo sameeyay Wafdigii ka qeybgalay Shirka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Ariimaha dibada Xukuumadda dalka ayaa xalay casho sharaf iyo sagootin us ameyay qaar ka mid ah wafdigii ka qayb galay...







