Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ma burburtay haybaddii maamulka PUNTLAND?
Marka aan Leeyahay ma burburtay haybaddii butlaan waxaa aan uula jeeda in uu dhammaanayo qiimihii iyo heerkii ay joogtay butlaan kaas ahaa mid qofkii...
XOG + DAAWO MUUQAAL: ”Cirro iyo Faysal Cali Waraabe waxay wax...
Hargeysa (Halqaran.com) – Xildhibaan Saciid Siraadle ayaa si adag u weeraray guddooomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID ee...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay hoobiyeyaal lagu garaacay dhismaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa goor-dhow maanta tiro madaafiic ah lagu garaacay nawaaxiga xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, sida Halqaran.com ay u xaqiijiyeen...
Weerarkii 11-ka September oo maanta laga xusay dalka Mareykanka & Trump...
New York (Halqaran.com) - Dadka Mareykanka ayaa maanta xusaya sanad-guuradii 18-aad ee weerarkii argagixiso ee September 11 2001, kaasi oo ku dhowaad 3,000 oo...
UPDATE: Dowladda Australia oo Liiska Argagixisada ku dartay Daacishta Soomaaliya!
Australia (Halqaran.com) - Dowladda Australia ayaa si rasmi ah u shaacisay in Ururka Daacish faraciisa Soomaaliya loo aqoonsaday argagixiso, sidoo kalena uu qatar ku...
Maxaa ka mid ahaa Su’aallaha ay ergada Shirka Dhuusamareeb weydiiyeen Wasiirka...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ergada ku sugan Shirka ka socda Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug, ayaa maanta waxa ay Su’aalo waydiiyeen Wasiirka Amniga Somaliya...







