Sunday, July 19, 2026
25.3 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Jama Sh. Yusuf

Madaxweyne Uhuru Kenyata oo shaaca ka qaaday in askartooda ka bixi...

Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamada qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta ee Soomaaliya gaar ahaan kuwa Kenya eysan ka bixi...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa looga hadlay kulankii Baydhabo uu kula yeesha RW Khayre Wafdi...

Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iiusul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha uu geystay qaraxii ka dhacay degmada Diinsoor...

Diinsoor (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax ay ku dhinteen dad...
Ahmed Mohamed

AKHRI WARBIXIN: Waa imise tirada ciidamada AMISOM ee looga dilay gudaha...

Muqdisho  (Halqaran.com) - Warbixin la soo saaray ayaa lagu sheegay tirada Ciidamada AMISOM ee looga dilay Soomaaliya tan iyo markii Sanadkii 2007 ay galeen...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Shabakad carruurta xadi jirtay kana ganacsan jiray oo lagu qabtay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska dowladda Federalka Soomaaliya ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen Shabakad ka ganacsan jirtay iibinta carruurta, kaddib Hawlgal ballaaran...
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay arin halis ku noqon karta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Odayaasha dhaqanka ee Jubbaland oo maalmihii dambe magaalada Muqdisho u joogay arrinta xariga Wasiir Janan ayaa sheegay in ay la kulmeen...