Tuesday, October 28, 2025
27.7 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho & Warar sheegaya in...

Muqdisho (Halqaran.com) -  Qarax khasaare geystay ayaa waxa uu goordhow ka dhacay Isgoyska Blac Sea ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Wararka ay helayso Halqaran.com,...
Ahmed Mohamed

Dowladaha Turkiga iyo Kenya oo heshiisyo ganacsi ah kala saxiixanaya

Nairobi (Halqaran.com) - Dowladaha Turkiga iyo Kenya ayaa kala saxiixanaya heshiis cusub oo dhigaya in canshuur dhaaf loo sameeyo badeecadaha loo kala dhoofiyo labada...
Ahmed Mohamed

XOG: Sidee looga xusay Muqdisho sanad guuradii 3-aad ee afgambigii dhicisoobay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa shalay qabatay xaflad lagu xusayo saddex sano guuradii ka soo wareegatay afganbigii dhicisoobay ee ka...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab shaacisay Magaca iyo Qabiilka sarkaalkii hoggaaminayay weerarkii Jimcihii ee Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) -  Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday qabiilka iyo magaca shaqsigii ama sarkaalkii hoggaaminayay weerarkii ay ku dhinteen 26 ruux ee lagu qaaday...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Al-Shabaab oo Ciidamo Kenyaan ku dhaawacay Laamu

Laamu (Halqaran.com) - Laba askari oo Kenyan ah ayaa ku dhaawacantay kaddib iska hor imaad hubeysan oo ciidamada booliska Kenya iyo dagaalyahanno Al-Shabaab ka...
Weriye Ahmed Abdi

”Weerarkii Kismaayo ma wiiqi doono horumarada ay gaartay Somaliya”…

Kismaayo (Halqaran.com) - Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo booqday Kismaayo ayaa sheegay in weerarrada Al-Shabaab oo...