Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Sarkaal ka tirsanaa Hay’adda NISA oo qarax lagu dilay Magaalada Marka
Marka (HalQaran.com) – Sarkaal ka tirsan ciidamada hay’adda NISA ayaa lagu soo warramayaa in xalay qarax lagu dilay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha...
Israel: Kumanaan Kun oo ka dibad-baxay isbaddelka garsoorka iyo xusuuqa lagu...
Tel Aviv (HalQaran.com) - Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay magaalooyinka Israa’iil, kuwaas oo ka mudaaharaadaya qorshayaasha muranka dhaliyay ee xukuumadda...
Shirka Madasha Q.M oo ay Soomaaliya ka qeyb-gashay oo lagu soo...
Nairobi (HalQaran.com) - Wasiirul-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-udhiska Xukuumadda XFS Mudane Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe) iyo wafdi balaaran uu hogaaminayay, isla markaa uu...
Madaxweynaha K/Galbeed Laftagareen oo lagu soo dhaweeyay Deg. Buurhakaba
Buurhakaba (HalQaran.com) - Madaxweynaha koofur Galbeed Cabdacasiis Maxamed (Laftagareen), ayaa degmada Buurhakaba u tagay u diyaar garowga wajiga labaad ee dagaalka lagula jira argagixisada...
Taliska Booliska Soomaaliya oo war ka soo saaray weerarkii ka dhacay...
Muqdisho (HalQaran.com) - Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in xalay fidkii 09-ka Juun 2023 abaare 07:55 PM 7 katirsan Al-Shabaab ay Weerar ku qaadeen...
Midowga Yurub oo soo saaray sharci cusub oo ka dhan ah...
EU (HalQaran.com) - Xilli ay Yurub kusoo badanayaan xisbiyada midigta fog ee soo galootiga kasoo horjeeda ayuu Midowga Yurub soo saaray xeerar lagu adkaynayo...







