Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Xarumaha Qaramada Midoobay ee Muqdisho oo ammaankooda si aan horey loo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa si aad ah loo adkeeyay ammaanka xarumaha Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho, kadib weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Xarunta Dowladda...
Al-Shabaab oo meel fagaaro ah ku toogtay nin ay ku eedeeyeen...
Saakow (Halqaran.com) - Ururka Al-Shaabab ee maamulo Degmada Saakow ee Gobolka Jubadda Dhexe ayaa xukun dil ahaa ku fuliyay galinkii dambe ee Jimcihii shalay...
XOG XASAASI AH: ”Doorashada Kismaayo Ka Dhacayso Kamana Qaybgaleyno” waxaa sidaa...
Kismaayo (Halqaran.com) - Cabdi-rashiid Maxamed Xidig oo kamid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka, sidoo kalana kamid ah Musharixiinta Xilka jubbaland, ayaa sheegay in Musharixiinta Jubbaland...
Wasiir Beyle oo Jaaliyadda Soomaalida Mareykanka kala hadlay arrimo ay ka…
Washington (Halqaran.com) - Wasiirka maaliyadda ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka kulan kula yeeshay...
AKHRI: Sacuudiga oo dal oo dhan xujaydiisa dal ku-galkii u diiday...
Riyad (Halqaran.com) - Wasaaradda arimaha dibadda Sucuudiga ayaa soo saartay go’aan ay xujayda u dhalatay dalka Koongada Dimoqraadiga ugu diiday in ay siiiso dal...
XOG: Donald Trump oo loo ogolaaday lacagtii lagu dhisi lahaa darbiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda ugu sareysa Mareykanka ayaa madaxweyne Donald Trump u oggolaatay in sanduuqa wasaaradda gaashaandhigga dalkaas uu ka isticmaalo lacag dhan 2.5...







