Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XOG HOOSE: DF Somaliya oo cabsi weyn soo food saartay iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Warar hoose oo ay helayso Halqaran.com, ayaa sheegaya, in dowladda Federaalka Soomaaliya ay wado qorshe ku aadan in wadaadka Muqtaar Roobow...
Dowladda Masar oo Soomaaliya ka taageereyso dagaalka ka dhanka ah Argagixisada
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda dalka Masar ayaa ballan-qaadday in dowladda Soomaaliya ay ka gacansiinayso dagaalka ay kula jirto kooxaha argagixisada ah ee kasoo horjeeda.
War...
UPDATE: Mid ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday dalka Qadar oo...
Dooxa (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dooxda ee dalka Qadar, ayaa sheegaya in mid ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday dalkaasi uu...
DHAGEYSO: Warbixin – Xamaasadda Xajka Sanadkan 2019-ka & Sacuudiga oo la...
Makkah (Halqaran.com) - Xujeyda rabta inay soo gudato Xajka Sanadkan 2019-ka ayaa weli ku sii qul-quleysa magaalada Barakeysan ee Makkah ee dalka Sacuudi Carabiya.
Soomaali...
XOG CUSUB: Xubno ka tirsan Daacish oo maxkamadda ka soo muuqday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Aadan Maxamed Cali iyo Cabdishakuur Xaaji Barsanji ayaa markii labaad ka soo muuqday Maxkamada Ciidamada Qalabka sida, Maxkamada ayaa balamisay fadhigii...
Madaxweyne Deni: ”Waa calaamad khatar oo muujinaysa qaraxii xarunta G/Banaadir in...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlaayay Magaalada Garowe ayaa soo hadal qaaday qaraxii Arbacadii ka dhacay Xarunta dowladda...







