Saturday, March 14, 2026
26.6 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Warbixin – Xamaasadda Xajka Sanadkan 2019-ka & Sacuudiga oo la sheegay in…

Makkah (Halqaran.com) – Xujeyda rabta inay soo gudato Xajka Sanadkan 2019-ka ayaa weli ku sii qul-quleysa magaalada Barakeysan ee Makkah ee dalka Sacuudi Carabiya.

Soomaali badan oo dunida dacalladeeda ka timid ayaa ka mid ah dadka gudanaya Xajka sanadkan.

Haddaba maxaa ka cusub Xajika sanadkan 2019-ka.

Laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ayaa warbixin dheer ka diyaarisay, haddaba qeybta hoose ka dhageyso.

Xafiiska Halqaran.com, Bremen
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...