Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Update:Dagaal beeleed Khasaare geystay oo ka dhacay Mudug
Mudug (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa tibaaxaya, in galabta uu halkaasi dhacay iska horimaad hubeysan oo dhexmaray maleeshiyo beeleedyo ka soo wada...
Wasaaradda Caafimaadka oo digniin adag ka soo saartay Shahaadada baarista Covid-19
Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay, wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in qof kasta oo dalka ka...
Meydka R/Wasaarihii hore Xasan Abshir Faarax oo lagu aasay magaalada Garoowe...
Garoowe (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Abshir Faarax ayaa Khamiista maanta ah aas qaran loogu sameeyay Magaalada Garoowe ee...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka ‘Xaliimo Yarey’ oo gaartay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Guddoomiyaha guddiga Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa maanta gaartay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug.
Safarka Xaliimo Yarey...
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo xukun ku riday askari dil geystay
Muqdisho (Halqaran.com) - Seddax Xarigle Xoogga Dalka, Liibaan Cabdi Faarax ayaa loo haystay dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Maxamed Daahir Siyaad, dilkaasi oo ka dhacay degmada...
RW Kheyre, Laftagareen iyo Waare oo gaaray magaalada Garoowe +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe hadda Kusoo dhoweeyey Ra’iisul Wasaaraha DF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre,...







