Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha JFS ‘Farmaajo’ oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Haqlaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta si weyn loogu soo dhaweeyay...
Madaxweynaha Jubbaland oo goor-dhow gaaray magaalada Cadaado
Cadaado (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Sabtida maanta ah booqasho Tariikhi ah ku tagay Magaalada Cadaado...
Ciidanka Sirdoonka Jubbaland oo gacanta ku soo dhigay rag ka tirsan...
Kismaayo (Halqaran.com) - Ciidamada Nabad Suggida iyo Sirdoonka maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay laba nin oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab, xilli ay...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo magacaabay guddi doorasho
Garoowe (Halqaran.com) - Kulanka 19-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo...
34 Kun oo Arday oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga sare...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta si rasmi ah Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare ugu furay 34...
MAQAAL: Xalka Doorashada Soomaaliya Waa Qof iyo Cod
Soomaalidii hore markay shukaansiga ka hadlayaan waxay ka ku kaftami jireen Labadii walaala ah midkii lacag leh baa wayn.
Sidoo kale, doorshada Soomaaliya ha ahaato...







