Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: Xildhibaanno ka hadlay Khudbadii Farmaajo
Muqdisho (Halqaran.com) - Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka aragti dhiibtay khudbadda Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu maanta jeediyay...
Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad u jeediyay Xildhibaannada BF Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow Khudbad u jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya.
Wuxuu si faahfaahsan uga...
Ciidanka Xoogga dalka oo 33 Carruur ah ka soo bad-baadiyay Al-Shabaab,...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamada Xoogga Dalka ee Sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Dagmada Kuntuwaarey ee...
Update: Mid ka mid ah Wasiirada Puntland oo geeriyooday
Garoowe (Halqaran.com) - Wasiiru dowlihii Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland, Maxamed Xasan Ciise ayaa Subixii Sabtida maanta ah ku geeriyooday Isbitaalka Qaran oo ku yaallo...
Shirkii Dhuusamareeb 3 oo dib u dhac ku yimid & Wararkii...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya, in uu dib u dhac ku yimid shirka Dhuusamareeb 3...
Madaxweynaha JFS ‘Farmaajo’ oo ku wajahan Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa Saacaddaha soo socda in uu gaaro Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug,...







