Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wufuud kala duwan oo ku sii wajahan Dhuusamareeb iyo Wararkii ugu...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxaa kusii qul qulaya wufuud kala duwan, kuwaas oo halkaasi uga qeyb geli...
Askari ka tirsan Ciidamada Milateriga Somaliland oo la Dilay
Awdal (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya degmada degmada Lughaye ee gobolka Awdal, ayaa sheegaya in Askari ka tirsan ciidamada Milateriga Somaliland uu askari...
Dekedda Muqdisho oo adeeg casri ah lagu soo kordhiyay & Sii-hayaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa xariga ka jaray Masawac laga hir geliyay magaalada Muqdisho oo loogu tala...
Ururada Siyaasadda Puntland oo maanta la guddoonsiiyay Shahaadada Aqoonsiga
Garoowe (Halqaran.com) - Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo ah Ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka, ayaa ka qeybgalay Xafladda Shahaado-siinta Ururada Siyaasadda...
Madaxweynaha JFS ‘Farmaajo’ & Wafdi uu hoggaaminayo oo galabta gaaray Dhuusamareeb
Dhuusaamreeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug,
Madaxweyne...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ‘Laftagareen’ oo gaaray Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Laftagareen waxaa garoonka diyaaradaha...







