Monday, August 3, 2026
24.4 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Ciidanka DANAB oo Al-Shabaab kala wareegay Deg. Kuntuwaarey

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa DANAB ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxay howlgallo ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiil...
Ahmed Mohamed

Puntland oo war cusub ka soo saartay dagaal beeleed ka dhacay...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay dagaal beeleed khasaaro geystay oo saacadihii la soo...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin ku saabsan weeraro khasaaro geytay oo xalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Weeraro bambaanno ayaa xalay lagu qaaday ilaa ku dhowaad 10 xarumood oo ka tirsan Xarumaha degmooyinka Maamulka gobolka Banaadir, weeraradaas oo...
Ahmed Mohamed

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku ansixiyeen Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika oo...
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo ka horyimid muddo kororsi, ‘‘Doorashada Waa in waqtigeeda ku...

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay, in ay rajo wanaagsan ka qabto natiijada shirka Dhuusamareeb 3, ee lagu waddo in uu maalmaha soo...
Ahmed Mohamed

Dad ku dhintay Iska horimaad ka dhacay Gobolka Sool & Wararkii...

Sool (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya, in iska horimaad khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu deegaanka Jidbaale ku dhexmaray...