Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa ka jira in Booliska Kenya ay jir-dil u geystaan Soomaalida...
Nairobi (Halqaran.com) - Dadka ku nool Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa cabasho xooggan ka muujinaya tacadiyo iyo dibaatooyin kala duwan oo ay xilliyadda...
Guddigii ay Puntland u xil-saartay diidmada Shillin Soomaaliga oo soo saaray...
Garoowe (Halqaran.com) - Guddiga Puntland u xil saartay ka soo talabixinta qiima dhaca Shilling Soomaaliga ayaa soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ay ku...
Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Duqa Muqdisho iyo Safiirka Qatar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Qatar ee...
RW Rooble oo kormeer ku tegay qaar ka mid ah xarumaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeeray xarumaha Wasaaradaha Caafimaadka, Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Haweenka iyo...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ‘Laftagareen’ oo gaaray Degmada Xudur +(SAWIRRO)
Xudur (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool,
Laftagareen...
Rag diyaarinayay qaraxyo oo la qabtay & faah-faahino ka soo baxaya
Boosaaso (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Xoogga Puntland ee loo soo gaabiyo PSF ayaa sheegay in ay hawlgal qorshaysan ku qabteen shakhsiyaad diyaariya qaraxyada lagu aaso...







