Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wasiirka Amniga oo sheegay in la soo qabtay saraakiil iyo ciidamo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu hayo saraakiishii iyo ciidankii ku lugta lahaa dilka Guddoomiyihii degmada...
Madaxweynaha Puntland oo beesha caalamka kala hadlay muranka Doorashooyinka dalka
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa Khamiistii maanta hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka...
Muhiimadda Af-Soomaaliga iyo Halgankii loo soo galay
Qormo (Halqaran.com) - Sida aan la wada socono qoraalka Afka Soomaaliga waxa uu soo maray maraaxil kala duwan. Laga soo bilaabo 1949kii, waxaa jiray...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo amar adag siiyay Hay’adaha Amniga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul uga hadlay dilkii xalay Magaalada Muqdisho loogu geystay...
Duqeyn lagu dilay Saraakiil Madax u ahaa Ajaaniibta Al-Shabaab
J/hoose (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah kasoo baxeysa qasaaraha ka dhashey duqeyn dhanka cirka ah oo dhacday deegaanno ka tirsan Gobollada Jubbooyinka laguna...
Maxaa ka soo baxay kulanka Midowga Musharraxiinta iyo Beesha Caalamka?
Muqdisho (Halqaran.com) - Saaxiibbada beesha caalamka ayaa la kulmay Midowga Musharraxiinta Madaxtinimo ee mucaaradka ah ee Soomaaliya.
Labada dhinac ayaa ka wada hadlay marxaladihii ugu...







