Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Puntland oo ciidamo tira badan geystay magaalada Bandhan ee G/Sanaag
Sanaag (Halqaran.com) - Puntland ayaa Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa daraawiishta waxaa ay geysay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, halkaas oo maalmihii la...
DF Somaliya oo Amar dul-dhigtay Hay’adaha ka howlgala dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiir qorsheynta dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay inay hay’addaha ka shaqeeyaa gudaha dalka ay sanadkii tagay kala hishiiyeen inay...
Xal laga gaaray Khilaaf u dhaxeeyay maamullada deegaano ka tirsan Gedo
Gedo (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Cusub ee Maamulka Gedo ayaa waxaa la sheegay in uu xal ka gaaray khilaaf u dhaxeeyay maamulada degaannada Bohol-Garas iyo...
Nabaddoono maanta lagu dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar na soo gaaraya ayaa sheegaya, in laba nin oo Nabadoono ahaa maanta lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha.
Dilka odayaashaasi ayaa waxaa...
Muqdisho: Qarax dhimasho sababay oo lala eegtay Xildhibaanno hore
Muqdisho (Halqaran.com) – Qarax khasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jiray geystay ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo lala eegtay Xildhibaanno hore.
Wararka ayaa...
In kabadan 180 Al-Shabaab ah oo lagu dilay Shabeellaha Hoose
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Afhayeen u hadlay Ciidanka Ugandha ee qeybta ah Ciidanka AMISOM oo lagu magacaabo Lt. Col. Deo Akiiki, ayaa sheegay in ay Ururka Al-Shabaab...







