Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa ka jira in shaqo joojin ay sameeyeen Kalluumeysatada Berbera?
Berbera (Halqaran.com) - Kalluumeysatada magaalada Berbera ayaa sheegay inay Shaqo la’aan la soo deristay, kaddib markii ay badda ku dhufteen dabeylo saameeyey howlahooda kalluumeysiga.
Dabeylahan...
Weerar dad shacab ah lagu dilay oo ka dhacay G/Mudug
Galdogob (Halqaran.com) - Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay Saqdii Dhexe waxaa ay dad Shacab ah ku dileen deegaan lagu magacaabo, Dhagxanya-cadde oo ku dhow degmada...
Madaxweynaha Jubbaland oo warbixin ka dhageystay guddiga doorashooyinka heer Federaal
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Moaxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo kula kulmay masuuliyiinta Guddiga hirgalinta doorashada...
Minneapolis: Gabar Soomaali oo la weysanaa oo meydkeeda laga helay wabiga...
Minneapolis (Halqaran.com) – Waxaa baadi-goob dheer kaddib, meydkeeda laga helay wabiga Mississippi ee hoos-mara buundada dadka ay u damaashaad tagaan ee magaalada Minneapolis ee...
Axmed Madoobe oo soo saaraya Liiska Musharraxiinta Aqalka sare ee Jubbaland
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo saaro liiska...
Habraaca xalinta khilaafaadka doorashooyinka Aqalka sare oo la shaaciyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga xalinta khilafaadka Arrimaha doorashooyinka dalka ayaa soo saaray habraacyada lagu xalinaayo khilaafka ka dhasha doorashada Baarlamaanka Aqalka sare iyo shuruudaha...







