Thursday, July 30, 2026
26.7 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Xal laga gaaray shaqaaqo khasaaro geystay oo ka dhacay Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Kulan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa Maanta xal kama dambeys ah looga garay shaqaaqooyinka sababay dhimasho...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Xubnaha guddiga qabashada doorashada Aqalka sare ee Galmudug oo la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Dawlad Gobaleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta oo taariikhdu tahay 03/08/2021 maalin Talaado ah waxa uu Magacaabey...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay guddiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka +(SAWIRRO)

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka. Kulanka ayaa waxa uu...
Editor

Madaxweyne Farmaajo, Axmed Madoobe iyo Qoorqoor oo si kulul uga hadlay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan...
Editor

Wararkii ugu dambeeyay qarax Afar qof ku dhimatay oo ka dhacay...

Kismaayo (Halqaran.com) – Ilaa iyo Afar Cayaartoy ah ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen qarax xooggan oo galabta ka dhacay magaalada Kismaayo, kaddib markii...
Jama Sh. Yusuf

Gabar Soomaali oo kufsi wadareed loogu geystay Kenya

Wajeer (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Wajeer ee dalka Kenya ayaa sheegaya, in duleedka magaaladaasi lagu kufsaday gabar 16 sano jir ah, taasi...