Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo magacaabay guddiga doorashada Aqalka Sare
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele Cabdixakiim Luqmaan ayaa Soo magacaabay Xubnaha Gudiga Qabanaya Doorashada Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeele.
Xubnaha Guddiga ayaa ka kooban...
Waqtiga ay dhaceyso Doorashada guddoonka guddiga Gobolada Waqooyi oo la shaaciyay
Muqdisho (Halqaran.com) - War qoraal ah oo ay soo saareen Guddiga hirgelinta doorashooyinka ayaa waxaa lagu shaaciyay Xilliga la dooranayo guddoonka guddiga doorashooyinka Xildhibaannada...
Update: Wararkii ugu dambeeyay kiisaska cusub ee Covid-19 ee Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 97 xaalado cusub oo...
RW Rooble oo sheegay in la baabi’iyay hoggaanka guddiga doorashada gobollada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka Xildhibaanada Labada Gole ee Gobolada Waqooyi ayaa sheegay in...
Maxaa ka soo baxay kulankii guddoomiyaha golaha Shacabka BFS iyo guddiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BF Soomaaliy,a mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Talaadadii maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddiga xaqiijinta qoondada Haweenka ee...
Maamulka Gobolka Banaadir oo Awaamiir cusub soo saaray
Muqdisho (Halqaran.com) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa awaamiir culus kasoo saaray Gawaarida Xamuulka ee Isticmaala Dekadda Magaalada Muqdisho si loo yareeyo saxmada iyo jaamka...







