Thursday, April 30, 2026
29.9 C
Mogadishu

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo magacaabay guddiga doorashada Aqalka Sare

Muqdisho (Halqaran.com) – Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele Cabdixakiim Luqmaan ayaa Soo magacaabay Xubnaha Gudiga Qabanaya Doorashada Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeele.

Xubnaha Guddiga ayaa ka kooban 15 xubnood, waxaana ay ka shaqeyn doonaan doorashada Aqalka Sare.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo ku sugan magaalada Muqdisho kana maqnaa xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle muddo dheer ayaa magacaabay guddigan oo badankood ay ku sugan yihiin caasimada dalka ee Muqdisho.

Haddaba halka hoose ka akhriso Guddiga la magacaabay:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...