Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika
S/Afrika (Halqaran.com) - Kooxo burcad Koonfur Afrikan ah ayaa maanta meelo kamid ah gudaha dalkaas waxaa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa...
Madaxweyne Xasan oo war ka soo saaray Xaaladda Amniga dalka iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka...
Wararkii ugu dambeeyay ee Laascaanood iyo Sheekh Caan ah oo halkaasi...
Laascaanood (Halqaran.com) – Maalinti 4-aad oo xiriir ah, ayaa waxaa xaalad kacsanaan ah ay ka jirtaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaasi oo...
Aadan Madoobe iyo Midowga Musharraxiinta Koonfur Galbeed oo isla meel dhigay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BF Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa mar kale hoygiisa kulan kula qaatay siyaasiyiinta ku midoobay...
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo kawada hadlay dib u furista Xuduudka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga ee Kenya, Aadan Barre Ducaale, oo ay ka...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo Billad Qaran guddoon-siiyay Madaxweyne Ismaaciil Cumar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti...







