Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
M/weynaha Koonfur Galbeed: ”Ciidamada Militariga waa inay ka baxaan Baydhabo”
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa amar ku bixiyay in dhamaan Ciidanka xoogga dalka ay ka baxaan Magaalada Baydhabo ee...
AKHRI: Puntland oo hakisay bixinta Aqoonsiga Nabadoonimada +(Ogow Sababta)
Garoowe (Halqaran.com) - Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in la hakiyay bixinta waraaqaha aqoonsiga Nabaddoonimada ee ay siin jirtay odayaasha loo aqoonsan yahay Nabaddoonada...
In ka badan 2 Milyan oo Muslimiin ah oo maanta taagan...
Makkah (Halqaran.com) - In ka badan laba milyan oo muslimiin ah ayaa maanta ku kulansan barxadda Carafo iyaga oo gudanaya waajibaadka xajk+a oo ah...
Dhageyso: Lafta-gareen ”Ganacsade Cali Marguus waxaa Dilay Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya”
Baydhabo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegaya, in Jimcihii maanta duleedka magaalada lagu dilay saddex ruux...
DF Somaliya: ”Ma aqbali doonno Natiijada ka soo baxda Doorashada Jubbaland”...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaraadda arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku faah-faahisay go’aanka Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Jubbaland...
C/raxmaan C/Shakuur: ”Ma ahayn in tacsi iyo baroordiiq loo sameeyo Injineer...
Muqdisho (Halqaran.com) – Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir ayaa dhaliilay go’aankii ay dowladda Soomaaliya tacsi iyo baroordiiq ugu...







