Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Xildhibaan Mahad Salaad ”Xukuumadda Somaliya xaq uma lahan inay farageliso Jubbaland”
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hadlay qoraalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya...
XOG HOOSE: Madaxweyne Axmed Madoobe oo isku diyaariyay dagaal ka dhaca...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa u diyaar-garoobay dagaal culus oo ka dhaca magaalada Kismaayo, haddii ay...
DAAWO SAWIRRO: Garoonka Kubadda cagta ee Banaadir oo si rasmi ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in Garoonka Ciyaaraha ee Banaadir loogu magac daray Guddoomiyihii Gobolka...
Akhri: Natiijada baarista Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir oo la soo bandhigay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Amniga Gudaha oo tixraacaayso warbixin baariseed hor dhac ah oo ay sameeyeen hay’adaha Amniga ee DFS kuna saabsan qaraxii ka...
XOG XASAASI: Khilaafka Puntland iyo Dowladda Somaliya oo meel xun gaaray...
Garoowe (Halqaran.com) – Waxaa sii kordhaya khilaafka xagga siyaasadda kuwajahan ee u dhaxeeya dowlad goboleedka Puntland iyo Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana Xukuumadda Puntland...
Dhageyso: Faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan haweeneydii is-qarxin rabtay ee...
Baardheere (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya haweenay Ciidamada ammaanka ee Degmada Baardheere Khamiistii maanta ay ku toogteen Degmadaasi.
Xuseen Maxamed Xasan,...







