Wednesday, July 29, 2026
24.8 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Culimada Soomaalida ee Kenya oo war digniin ah ka soo...

Nairbia (Halqaran.com) – Maalinta beri ah oo talaadaa oo ay 12 bishaan tahay ayaa lagu wadaa in Maxakamadda Cadaallada Adduunka ee ICJ ay go’aan...
Duuliye

Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Guddoomiyihii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga.

Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka...
Duuliye

Qarax ka dhacay deegaanka Janaale ee Shabeellaha Hoose

Janaale(Halqaran.com) –Wararka aan ka heleyno deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku warramaya in xalay weerar loo adeegsaday...
Duuliye

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray laami lacagtii lagu dhisay ay...

Muqdisho(Halqaran.com) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta xariga ka jaray laamiga xiriiraya Baar Ubax & Warshaddii Taraqa iyo Sigaar ah...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Xiisada Guriceel iyo Ahlu Sunna oo xoojisay difaaca...

Guriceel (Halqaran.com) - Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe oo dareensan in col kaga soo wajahan yahay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ee ku sugan...
Duuliye

Kenya oo shaaca ka qaada inaysan aqoonsan doonin go’aanka ICJ ee...

Nairobi(Halqaran.com) –Kenya ayaa sheegtay inaysan aqoonsan doonin go’aanka lagu wado inuu ka soo baxa Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ee ICJ ee ku saabsan muranka soohdinta...