Thursday, April 30, 2026
28.3 C
Mogadishu

Culimada Soomaalida ee Kenya oo war digniin ah ka soo saaray kiiska dacwadda badda ee Soomaliya &kenya u dhaxeeya

Nairbia (Halqaran.com) – Maalinta beri ah oo talaadaa oo ay 12 bishaan tahay ayaa lagu wadaa in Maxakamadda Cadaallada Adduunka ee ICJ ay go’aan ka gaarto dacwadda xuduud badeedka u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya, kadib muran labadaas dowladood oo u dhaxeeyya oo muddo sii jiitamaayay.

War ay soo saareen ayey ku sheegeen culimadu in si looga fogaado isku dhac qoomiyadeed aan la sameynin isu soo baxyo.

Dr Aadan Yoonis Sheekh Ibrahaim oo ah madax golaha sare e Muslimiinta dalka Kenya laanta gobalka waqooyi bari ayaa sheegay in Sooomalida looga baahan yahay ka Shaqeynta wax ay kujirto maslaxada Ummadda.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...