Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
RW Rooble oo dib ugu soo noqday Muqdisho xilli siyaasadda ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Arbacada maanta ah dalka dib ugu soo laabta, kadib markii uu magaalada...
Maxaa ka jira in Xildhibaanno loo diiday inay galaan Teendhada Afisyooni?
Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya hoolka teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya, in xildhibaanno loo diiday inay gudaha u galaan hoolkaasi...
RW Rooble oo amray ATMIS inay si deg-deg ah ula wareegaan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa howlaha amniga ee doorashada guddoonka Golaha Shacabka, gaar ahaan Teendhada Afisiyooni ku wareejiyay...
Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa horumarinta Kuwait oo heshiis kala saxiixday
Kuwait (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa Horumarinta kuwait oo soddon sanno kadib dib u bilaabaya xiriirka iyo wada shaqeynta taageerada dhaqaalaha.
Heshiiskaan oo Talaadadii...
Axmed Karaash oo u jawaabay Madaxweynaha Puntland Saciid Deni
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa qoraal uu soo saaray kaga jawaabay warkii Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni...
Doorashada Guddoonka Golaha Aqalka sare oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay
Muqdisho (Halqaran.com) – Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay doorashada guddoonka Golaha Aqalka Sare ee BF Soomaaliya, taasi oo lagu qabay xarunta ciidamada...







