Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxay ka Wadahadleen Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Madax ka Socotay Hey’adda...
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiska ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay agaasimaha Bariga iyo...
Gaddoomiyaha Cusub Ee Maamulka Gobolka Banaadir Oo Xilka Kala Wareegay...
Muqdisho(Halqaran.com) – Guddoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa caawa xilka kala wareegay Guddoomiyihii...
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan sheekh&dhigiisa Dalka Kenya ee William...
Nirobia(Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro...
Dowlad goboleedyada Dalka oo eedeyn u jeeday Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Baydhabo(Halqaran.com) –Wasaaradaha gargaarka ee maamul goboleedyada Dalka ayaa ugu baaqay dawladda dhexe ee federaalka Soomaaliya in la fasaxo deeqaha loogu talogalay wax ka qabashada...
Ciidamada DFS iyo Dadka Deegaanka oo dagaal kula Wareegay Deegaano...
Maxaas (Halqaran.com) –Ciidanka dowladda federalka iyo kuwa Macawisleyda oo howlgallada ka wada gobolka Hiiraan ayaa maanta la wareegay deegaan hoostaga degmada Maxaas ee...
Wasiirka Wasaaarada Gaadiidka DFS Oo Ka Qeyb Gashay Shirka Afrika ee...
Kigali(Halqaran.com) –Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Marwo Fardowsa Cusmaan Cigaal oo hoggaaminaysa wafdiga Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay shir weynaha Afrika...







