Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DFS Oo Baaq Kulull U Dirtay Beelo Ku Dagaalamaya Gobolka Sh/Dhexe...
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federaalka iyo Dib U Heshisiinta XFS ayaa Baaq Nabadeed u dirtay beelo walaalo ah oo ku dagaalamay qaybo ka mid ah...
Wasiirka Kalluumeysiga Oo Ku La Qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka.
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa la kulmay danjiraha dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Larry E. Andrew.
Kulanka...
War Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran “AKHRISO”
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulankii labaad ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran kaasoo socday muddo laba maalmood ah...
Dadaallada nabadda ee ka socdo dalka Itoobiya&Midowga Africa oo ka hadlay.
Addis-Ababa(Halqaran.com) –Ururka Midowga Afrika ayaa Sabtidii sheegay inay kordhiyeen muddo xileedka Ergayga Geeska Afrika, Olusegun Obasanjo, kaasoo hoggaaminaya dadaallada nabadda ee Itoobiya oo dib...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kulan gaar ah La Qaatay Haweenka...
Muqdisho(Halqaran.com) –Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay guddi ka socda Xildhibaannada haweenka ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo shirka Ugu...
Muqdisho(Halqaran.com) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir gudoomiyay Shirka golaha wadatashiga qaran oo maanta ka furmay Muqdisho.
Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynayaasha ...







