Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararkii ugu dambeeyay Duqeymihii ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan
Hiiraan (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee DANAB oo ay wehlinayeen kuwa Jabuuti ee ATMIS ayaa duqeymo culus...
Qaramada Midoobey ‘‘Soomaaliya waxay qarka u saaran tahay musiibo aan la...
Geneva (Halqaran.com) - Hal qof oo ilmo yar ah ayaa daqiiqad kasta la seexiyaa isbitaallada daawaynta nafaqo-darrada Soomaaliya, halkaas oo abaar ba’an ay khatar...
Wasiirka Duulista Hawada oo kulan gaar ah la yeelatay guddiga Shirkadaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa maanta kulankii u horreeyay la yeelatay guddiga shirkadaha diyaaradaha...
Dowladda Soomaaliya oo taageertay go’aankii ka soo baxay Mareykanka
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay tallaabada ay dowladda Mareykanka cunaqabeteynta ugu soo rogtay shakhsiyaadka dhanka maaliyadda iyo saadka u qaabilsanaa...
Dowladda Soomaaliya oo markale xirtay Wariye Cabdalla Muumin
Muqdisho (Halqaran.com) - Xoghayaha Guud ee Ururka Saxafiyiinta (SJS), Cabdalla Axmed Muumin ayaa gelinkii dambe ee Talaadadii shalay lagu xiray Magaalada Muqdisho, maalin uun...
Mareykanka oo xayiraad ku soo rogay Shabakad Maaliyadda & hubka u...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waaxda maaliyadda ee dowladda Mareykanka ayaa shaacisay inay heshay xogta ku saabsan dad ka tirsan shabakad isku xiran oo dhanka fududeynta...







