Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga & Taliyaha Ciidanka Xoogga...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladd goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo maanta ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
RW Xamse ‘‘Cunaqabateyn baa lagu soo rogi doonaa cid walba oo...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dagaal adag kula jirto...
Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17 jirada oo si weyn loogu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Isniintii maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde International ee Magaalada Muqdisho siweyn loogu soo dhaweeyay Ciyaartooyda xulka Kubbadda Cagta ee 17...
RW Xamse oo Khudbad ka jeediyay Madasha Tana Forum
Kampala (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa khudbad dheer ka jeediyay madasha #TanaForum oo sanadkan si gaar ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh ”Waa in aan ka hortagnaa Khayaanada ay Al-Shabaab...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qormo dheer ka qoray gulufka colaadeed ee Dowladda Soomaaliya iyo dadka shacabka ay...
Qatar oo Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Amiirka dalka Qatar ayaa Soomaaliya u soo magacaabay Safiir cusub oo lagu magacaabo Cabdullah Saalim Nasser Al Holie oo ah Diblomaasi...







