Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UK oo maanta yeelanaysa ra’iisul wasaarihii Saddexaad sanad gudihiisa
Britain (Halqaran.com) – Waddanka Britain ayaa Isniinta maanta ah yeelanaya ra’iisal wasaarihii saddexaad muddo sannad gudihiis ah.
Xilka ra’iisal wasaaraha ayaa waxaa ku tartami doona...
Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada oo guddi u magacaabay dib u...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Oo magacowday Guddi ka talo bixiya dib u hawlgalinta Soomaali Airlines.
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda...
Madaxweyne Xasan oo Khudbad ka jeediyay Shirka isbaddalka Cimmilada ee Jabuuti...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti ayaa soo bandhigay...
Faah-faahin ku saabsan weerarkii lagu qaaday Hotelka Tawakal ee Kismaayo
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya, weerar ku billowday qarax oo lagu qaatay Hotelka Tawakal oo ku yaalla Magaalada Kismaayo ee Gobolka...
WAR DEG DEG: Qarax xooggan iyo Weerar isla socoda oo ka...
Kismaayo (Halqaran.com) – Qarax xooggan ayaa waxa uu goordhow ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo jugtiisa aad looga maqlay xaafadaha...
Diyaarado duqeymo ka geystay deegaanka Masaajid Cali Gaduud & Wararkii ugu...
Sh/Dhexe (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya duqeymo xalay saqdii dhexe ay diyaaradaha Mareykanka aan duuliyaha laheyn ka geysteen deegaannka Masaajid Cali Gaduud...







