Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
WhatsApp oo Hawada ka baxday, kaddib Cilad ku timid
Nairobi (Halqaran.com) – Waxaa gabi ahaan hawada ka maqan barta caan baxday ee WhatsApp-ka oo ay malaayiin dad ah si weyn u adeegsadaan, guud...
Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti kawada hadlay la dagaallanka Al-Shabaab
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Gaashaandhigga XF Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Gaashaandhiga Jamhuuriyadda Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed (Burhaan)...
Maxay kawada hadleen RW Xamse iyo Danjire James Swan?
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Isniinta maanta ah xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud...
Somaliya oo ka qeybgashay Shirka Caalamiga ah ee looga hadlayay saameynta...
Geneva (Halqaran.com) - Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qayb-galay shir caalami ah...
Qaramada Midoobay oo ka digtay markale Xaalad macluul oo ka dhacda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Qarammada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in cunnada adduunka ee la gaarsiiyo Soomaaliya ay tahay sababta keliya ee keentay in uu yaraado...
Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu dilay Xadka u dhaxeeya dalalka Ruwanda...
Congo (Halqaran.com) – Muwaadiniin Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay gaari weyn ay wateena lagu gubay Xadka ay wadaagaan dalalka Rwanda...







