Sunday, March 15, 2026
29.3 C
Mogadishu

Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada oo guddi u magacaabay dib u howl-gelinta Somali Airlines

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Oo magacowday Guddi ka talo bixiya dib u hawlgalinta Soomaali Airlines.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Fardowsa Osman Egal, ayaa Axaddii maanta magacowday gudiga dib u hawlgalinta Soomaali Airlines.

Dib u hawlgalinta Soomaali Airlines, ayaa Soomaaliya uga dhigan guul weyn, iyadoona 30 sano ee u dambaysay ay hawlgab aheyd diyaarada taas oo meesha ay ka saareen dagaaladii Sokeeye ee dalka ka Qarxay.

Soomaali Airlines inay dib u howl bilaawdo ayaa ugu dhigan ummadda Soomaaliyeed wax weyn, iyo hormarada dhanka duulimaadyada oo isbadal muuqdo sameeyay.

Halka hoos ka akhriso Guddiga Tallo bixinta dib u howl-gelinta Somali Airlines 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...