Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO VIDEO: Wasiir Mukhtaar Roobow oo sheegay ‘inaysan jirin nolol haddii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee XF Soomaaliya, Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur ayaa sheegay in waxkasta oo la sameeynayo...
Abaabul ciidan oo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka billawday G/Shabeellaha...
Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Dadka deegaanka Miirtaqwo ee gobolka Shabeellaha Dhaxe ayaa billaabay abaabulka inay qeyb ka noqdaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka...
Ruushka oo war ka soo saaray Gantaalkii ku dhacay dalka Poland
Poland (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha dalka Poland Mateusz Morawiecki ayaa dadka ugu baaqay inay is dejiyaan kaddib markii gantaal lagu sameeyay Ruushka uu labo...
Dowlada Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Shirweynaha Saxaafadda Adduunka..
Abu Dhabi(Halqaran.com) –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaalia, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa manta magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka...
“Nuxurka” Khubadda Madaxweynaha 10 aad Ee Furitaanka Kalfadhiga 2-aad Labada Aqal...
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta furay kal-fadhigii labaad ee baarlamaanka 11-aad.
Xasan Sheekh ayaa furitaanka kal-fadhiga waxa uu ka...
Dhageyso Wareysi: Feysal Cal Waraabe ”Muuse Biixi kursiga si sharci darro...
Hargeysa (Halqaran.com) – Xisbiyada mucaaradka ee Somaliland ayaa ku adkaysanaya in madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumaddiisaba aanay sharci ku fadhinin xafiisyada, maadaama waqtigii dastuuriga...







