Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Furitaanka Kalfadhiga 2-aad Baarlamaanka Labada Aqal oo laga shiray & Madaxweyne...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JF Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo...
Dowladda Turkiga oo soo xiray Haweeney lagu eedeeyay Qaraxii Istanbul
Istanbul (Halqaran.com) - Dowladda Turkiga ayaa soo bandhigtay Haweeney lagu eedeeyay inay ka dambeeysay qaraxii ay dadka ku dhinteen ee Axaddii shalay ka dhacay...
Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Gobolka Bakool
Bakool (Halqaran.com) - Waxaa deegaanka Aato ee Gobolka Bakool ka bilawday kulamo looga tashanayo howlgallada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab, kaas oo ay yeesheen...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Xaalad Cabsi ah oo ka jirta deegaannada...
Hargeysa (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya deegaannada Somaliland ayaa sheegaya, in khalalaasooyin siyaasadeed iyo mid amni darro ah laga cabsi qabo inay maanta ka...
Dilal Qorsheysan oo Muqdisho loogu geystay dad isugu jira, Darawalo gaadiid,...
Muqdisho (Halqaran.com) – Saacadihii la soo dhaafay, waxaa xaafaddo ka tirsan degmooyinka Howlwadaag iyo Kaaraan ee Gobolka Banaadir ka kala dhacay dilal qorsheysan loo...
Muxuu Madaxweyne Xasan ku soo arkay xarunta lagu tababaro Ciidanka Badda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliy dhigiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray xerada ay tababarka...







