Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRO: Waa Ciidan ceenkee ah kuwa sugaya Amniga Shirka Beelaha...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray goobaha ay magaalada Dhuusamareeb uga suganyihiin ciidamada booliiska sida gaarka ah...
Maxay tahay Sababta rasmiga ah ee KENYA ay maxkamadda ICJ uga...
Nairobi (Halqaran.com) - Xeer-ilaaliyaha guud ee Kenya, Paul Kihara ayaa warqad rasmi ah oo uu u diray maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ...
UPDATE: Mashruuc ay saxiixday Dowladda Soomaaliya oo durba ka billowday deegaannada...
Hargeysa (Halqaran.com) - Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa markii u horeysay shaaca ka qaaday in deegaanadeeda laga wado Mashruuc...
DEG DEG + XOG CUSUB: Puntland oo ballan qaadan inay la...
Garoowe (Halqaran.com) – Maamulka Puntland ayaa balan qaaday inay la wareegi doonto dhismayaal ku yaal degmada Taleex ee gobolka Sool si ay ugu qabato...
RW Xasan Cali Kheyre oo kulamo gaar ah kula qaatay Dhuusamareeb...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud isaga oo kulan wadatashi ah la yeeshay...
DAAWO SAWIRRO: Wafdi ka socda DF Somaliya oo aqoon-kororsi ugu soo...
Hamburg (Halqaran.com) - Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Hamburg ayaa kulan sagootin ah u samaysay wafdi ka socday dowladda Soomaaliya oo mudo 8 casho ah ujoogay...







