Saturday, July 18, 2026
25.2 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Sida Soomaaliya ugu diyaar garowday dacwada badda iyo taariikhda qareenadeena!

Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u doodaya Soomaaliya ayaa difaaci-doona...
Ahmed Mohamed

XOG: Galmudug oo lagu qabtay nin waday lacag doollar been abuur...

Cadaado (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska Galmudug ayaa maanta gacanta ku dhigay nin waday dollar been abuur ah, iyadoo Ciidamada Booliska ay iminka su’aalo weydiinayan...
Ahmed Mohamed

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Somaliland oo Shuruudihii ugu adkaa abid...

Hargeysa (Halqaran.com) - Shir ay yeesheen Golaha wasiirrada Xukuumadda Somaliland oo uu shir guddoominayay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu sheegay in goluhu...
Ahmed Mohamed

WAR CUSUB: Maxaa ka jira in Nin la socda mooto Bajaaj...

Muqdisho (Halqaran.com) - Nin la socday mooto bajaaj laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa galabta isku qarxiyay Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, iyadoo la...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Kheyre oo galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb, (Ogow Ujeedkiisa)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaliya, Xasan Cali Khayre ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Wafdi uu hogaaminayo...
Ahmed Mohamed

XOG: Maxay tahay sababta ay Somaliland shaqaalaha badan shaqooyinka uga eriday?

Hargeysa (Halqaran.com) - Xukuumadda Somaliland ayaa waxay shaqada ka eriday lix shaqaale, kuwaa oo lagu helay inay isticmaalaan amaba leeyihiin balwad ay ka mid...