Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Urur goboleedka IGAD oo war cusub ka soo saaray doorashada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ergeyga IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Maxamed Cali Guyo ayaa ammaanay dadaallada dib-u-heshiisiinta iyo dowlad-dhisida ka socda Galmudug.
Wakiilka IGAD ayaa hoosta...
TOP NEWS + AKHRI: Soomaaliya oo xubin ka noqotay guddi caalami...
India (Halqaran.com) - Guddiga doorashooyinka Qaranka oo dalka Hindiya uga qeyb galay shirweynaha guddiyada doorashada adduunka ayaa loo doortay xubin ka mid ah guddiga...
Duqa Muqdisho ‘Filish’ oo kulan lagu dardargelinayo shaqooyinka la qaatay Maamullada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kulankii ugu horreeyey la qaatay Guddoomiyeyaasha 17ka degmo ee...
DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: “Faysal Cali Waraabe Iyo Cali Khaliif...
Hargeysa (Halqaran.com) – Prof Ibraahim Miicaad ayaa si aad uga hor yimid bayaan ay dhawaan soo saareen guddoomiyaha xisbiga UCID iyo xubno kale oo...
Guddoomiye iyo Duq cusub oo loo sameeyay degmada Badhan ee G/Sanaag,...
Badhan (Halqaran.com) - Duqa Degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa loo doortay Axmed Maxamed Timir, kaddib doorasho galabta ka dhacday magaalada Badhan.
Gudddoomiyaha cusub ee...
XOG XASAASI: Miyuu Muuse Biixi oggolaan doonaa in Jabuuti lagu qabto...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa waxa uu saacadihii la soo dhaafay kulamo lahaa hogaamiyaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kaasi oo...







