Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Dowladda Soomaaliya oo la soo wareegtay haweeney 15 sano Xabsi ah...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa xalay oo ay taariikhdu tahay 10 Oct 2022, garoonka diyaaraddaha ee Adan Cadde uu Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku...
Madaxweynaha Ruushka Putin oo war ka soo saaray duqeymaha lagu qaaday...
Moscow (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ka hadlay duqaymaha xoogan ee ka soo cusboonaaday magaalooyinka waaweyn ee dalka Ukraine.
Ciidamada Cirka, Badda...
Madaxweyne Xasan oo la kulmay dhigiisa dalka Uganda Yoweri Museveni
Kampala (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa kala hadlay xasilloonida...
Cabdullaahi Yusuf Axmed, kumuu ahaa aabbaha Puntland?
Muqdisho (Halqaran.com) - Maanta oo kale, 10-kii bishii October ee sanadkii 2004 ayaa Cabdullaahi Yuusuf Axmed loo doortay xilka madaxweynaha dowladdii ku meel gaarka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka...
The Hague (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Isniinta maanta magaalada The Hague ee dalka...
Puntland oo billowday heshiisiinta beello ku dagaallamay gobollada Nugaal iyo Sool
Garoowe (Halqaran.com) - Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa Isniintii maanta ka furmay shir lagu dhameystirayo colaaddii ka dhacday deegaannada Saax-maygaag iyo Senge-jebiye oo...







