Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo ku aadan ’12-ka Oktoobar’ u diray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta qiimaha badan ee 12-ka Oktoobar oo ku...
In ka badan 20 ruux oo Soomaali ah oo ku geeriyootay...
Greece (Halqaran.com) – Inta la xaqiijiyay 22 qof oo Soomaali ah ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen xeebaha dalka Gariiga, kadib markii ay la...
Buulo-burde: Wasiirro & Xildhibaanno heer federaal oo ku biiray dagaalka ka...
Buulo-burde (Halqaran.com) - Wafdi ay hoggaamineyso Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Xildhibaan Sacdiye Salaad Samatar ayna qeyb ka yihiin Wasiirka Wasaaradda Macdanta Xildhibaan...
UPDATE: Guddoomiyihii degmada Qoryooley oo Qarax lagu dilay
Qoryooley (Halqaran.com) - Guddoomiyihii degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed Saciid Ibraahim Xasan ayaa qarax miino nooca dhulka lagu aaso...
Booliska Gobolka Banaadir oo taliye cusub loo magacaabay, kadib markii…
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Talaadada maanta Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo fadhiyada...
Soomaaliya oo UNHCR hordhigtay qorshaha barakacayaasha iyo Qaxootiga
Geneva (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Sooomaaliya, Axmed Macalim Fiqi ayaa waxaa uu magaalada Geneva, ee dalka Switzerland...







