Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku fulisay Ninkii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Sabtidii saaka waxa ay xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdullaahi Cabdi oo bishii May ee...
Qodobbo muhiim u ah Soomaaliya oo laga soo saaray Shirkii Jaamacadda...
Marooko (Halqaran.com) - Kalfadhigii 38aad ee Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta uga socday Magaalada Ifran ee Boqortooyada Marooko ayaa laga soo saaray qaraaro muhiim...
Madaxweyne Xasan ”Waa in 100 kun geed lagu beeraa Caasimadda Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah ayaa ku beeray guriga Ummadda...
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Cagjar oo lagu soo dhaweeyay Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar Cagjar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Jimcihii maanta gaaray magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka...
Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh uu kala hadlay Madaxda Hay’adda UNHCR ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Jimcihii maanta kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo Grandi.
Mudane...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo shacabka reer Hiiraan u sheegay inaysan Niyad...
Beledweyne (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF ah ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagey magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo...







