Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Dalalka Jaamacadda Carabta oo taageeray go’aankii Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ
Qaahira (Halqaran.com) - War-murtiyeed kasoo baxay shirka Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa lagu soo dhaweeyay go’aankii Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ, kaas oo Soomaaliya loogu xukumay...
Wararkii ugu dambeeyay Xiisada Guriceel iyo Ahlu Sunna oo xoojisay difaaca...
Guriceel (Halqaran.com) - Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe oo dareensan in col kaga soo wajahan yahay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ee ku sugan...
Shariif Shekh Axmed oo ka hadlay khilaafka u dhexeeya RW...
Muqdisho(Halqaran.com) – Madaxweynihii hore Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya...
R/Wasaare Rooble oo shaqo joojin ku sameeyay Taliyaha NISA .
Muqdisho(Halqaran.com) – R/Wasaare Rooble oo shaqo joojin ku sameeyay Fahad Yaasiin. Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray warqad shaqada looga...
R/Wasaare Rooble oo si kulul uga hadlay dadkii rayidka ahaa oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa gelinkii dambe ee Sabtida maanta ah ka hadlay dadkii rayidka ahaa ee Ciidanka Uganda...
Dowladda Masar oo ballan-qaad cusub u sameysay DF Soomaaliya
Qaahira (Halqaran.com) - Wasaaradda Waxbarashada dalka Masar ayaa ballan-qaaday in ay kordhin doonto deeqaha waxbarasho ee ay siiyaan ardeyda Soomaaliyeed, kadib kulan magaalada Qaahira...







