Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Odawaa oo si kulul u eedeeyay Farmaajo‚‘‘beentii 3 sano iyo bar,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi...
Cali Mahdi oo madaxweyne Farmaajo kaga digay inuu dalka geliyo qalalaaso...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed ayaa ugu baaqay Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in doorashada Soomaaliya...
Wararkii ugu dambeeyay & Faah-faahin ku saabsan khasaarihii ka dhashay Qaraxii...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Khasaaraha dhimashada iyo midka dhaawaca ah ee ka dhashay Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta...
AKHRISO: DF Somaliya oo shuruudo ku xirtay dadka soo galaya dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya ayaa shuruudo kusoo rogtay dadka soo galay dalka ee ka imanaya dibedda, kadib markii dowladda...
Al-Shabaab oo markii ugu horreysay ka hadashay Xil ka qaadistii RW...
Muqdisho (Halqaran.com) - Warbaahinta ku hadasha Afka Ururka Al-Shabaab ayaa baahisay cod maqal ah oo laga soo duubay Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Cali Maxamuud...
AKHRISO: Liiska Xubnaha guddiga farsamada u matalaya DF Somaliya oo la...
Muqdisho (Halqaran.com) – Liiska Lixda xubnood ee DF Soomaaliya u matalaya guddiga farsamada, kuwaasi oo ka soo baaran dagaya hannaanka doorashooyinkna dalka ayaa la...







