Saturday, April 18, 2026
30.1 C
Mogadishu

AKHRISO: Liiska Xubnaha guddiga farsamada u matalaya DF Somaliya oo la soo bandhigay

Muqdisho (Halqaran.com) – Liiska Lixda xubnood ee DF Soomaaliya u matalaya guddiga farsamada, kuwaasi oo ka soo baaran dagaya hannaanka doorashooyinkna dalka ayaa la soo bandhigay.

Waxay isugu jiraan guddigan kuwo farsamada heer Federaal iyo Heer dowlad goboleed, waxayna ka koobanyihiin illaa 16 xubnood oo 10 ka mid ah ay ka imaanaya shanta dowlad goboleed.

Xubnaha Guddiga dowladda Federaalka u magacawday Guddiga Farsamada ayaa Wasiirka Dastuurka, Saddex xubnood oo ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Labo xubnood oo ka socda Gobolka Banaadir.

Maamul goboleedyada kala ah, Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle ayaa horay u magacaabay min labo xubnood oo ah xubnaha Guddiga Farsamada.

Haddaba halka hoose ka akhriso Liiska Guddiga Farsamada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...