Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararkii ugu dambeeyay Weerar hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in xalay weerar hoobiyeyaal ah ay ku qaadeen Saldhig ciidan oo ku yaalla xaafadda Howlwadaag...
Puntland iyo Jubbaland oo si wadajir ah uga soo horjeestay Natiijada...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Dowladd goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa xalay saqdii dhexe si wadajir ah u soo saaray War-saxaafadeed, ay ku diidan yihiin qodobbadii...
Jubbaland ‘‘Waan ka tashaneynaa qodobbadii ka soo baxay Shirka Dhuusamareeb 3‘‘
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Duqa Muqdisho ayaa waxaa ay...
AKHRISO: War-murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Dhuusamareeb 3 & Doorasho Ergo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug lagu soo gabagabeeyay Shirkii Madaxda DF Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah, inkastoo...
Mareykanka oo War culus ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb, Qaswadayaal ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa xalay qoraal kooban ka soo saartay Shirka Dhuusamareeb 3, oo kala qaybsanaan ka dhex abuuray dhinacyada...
QM oo baaq deg-deg ah u dirtay Puntland iyo Jubbaland, ”waa...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James swan ayaa ugu baaqay Maamullada Puntland iyo Jubbaland inay ka qeyb galaan Shirka magaalada Dhuusamareeb...







