Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS oo kulmaya, xilli muddo xiloodkoodii uu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Sabtida maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho,...
Qaar ka mid ah Xildhibaannad Galmudug oo arrimo muhiim ah kala...
Muqdisho (Halqaran.com) – Qaar ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Jimcihii maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, Maxamed...
DF Soomaaliya oo sheegtay in duqeyn lagu dilay Xubno ka tirsan...
Jilib (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska xoogga Dalka oo kaashanaysa Taliska Ciidanka Africom ayaa duqeyn cirka ah u gaystay Warshad ay lahaayeen Al-Shabaab oo qaraxyada...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo sii deysay taliyhii hore ee ciidanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - War-Saxaafadeed kasoo baxay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Taliska Ciidamada Xoogga Dalka uu ku eedeeyay...
Ciidanka Xoogga dalka oo Al-Shabaab kala wareegay deegaan ka tirsan Sh/Hoose
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in ciidamada kumaandooska Gorgor ee xoogga dalka howlgal ay sameeyeen ay Al-Shabaab...
Mid ka mid ah raggii laayay saraakiisha ciidamada Miltariga Soomaaliya oo...
Balanballe (Halqaran.com) - Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa tan iyo xalay waday hawlgallo ay ku baadigoobayaan ragii ka dambeeyay dil...







