Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
RW hore ee Somaliya ‘Xasan Cali Kheyre’ oo ku dhawaaqay inuu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra‘iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu yahay Musharrax u taagan...
Shir looga hadlayo arrimaha xal ka gaarista doorashooyinka oo berri ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa galabta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, kadib safar uu shalay...
Rag loo qabtay kufsi iyo dil loogu geystay Muqdisho Gabar Ardayed...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya, ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen Afar ruux oo ku eedeysan dilkii iyo Kufsigii loo gaystay...
Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeybgalay aaska marxuum Shaafi Raabi +(SAWIRRO)
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta ka qaybgalay Aaska Alle ha u Naxariistee Guddoomiyahii Rugta...
Xubno ka mid ah Al-Shabaab oo la sheegay inay u gudbeen...
Garoowe (Halqaran.com) - Laamaha amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa xaqiijiyay in xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ee ku sugan buuraleyda Galgala ay todobaadkii hore u gudbeen...
Axmed Madoobe oo amray laamaha Amniga baaritaan deg-deg ah qaraxii Kismaayo
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan la qaatay Sarakiisha Hay’adaha Amniga ee Jubbaland.
Axmed Madoobe ayaa faray...







