Wednesday, July 8, 2026
26.7 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Warar Xiiso Leh
Sayid Omar Abdalla

Ra’iisul Wasaare ku dhacay COVID-19 xilli laga tallaalay

Pakistan (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa laga helay xannuunka COVID-19 sida uu ku xaqiijiyay bartiisa Twitter-ka. Ra’iisul Wasaaraha Pakistan oo 68-jir ah...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoona si weyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne...
Sayid Omar Abdalla

Waddamada ugu farxadda badan adduunka oo la soo saaray

UK (Halqaran.com) - Waddanka Finland ayaa loo magacaabay waddanka ugu farxadda badan adduunka markii afaraad, warbixinta sanadlaha ah ee waddamada ugu farxadda badan adduunka. Warbixinta...
Sayid Omar Abdalla

Bisad hakisay duulimaad diyaaradeed!

Khartoum (Halqaran.com) - Diyaarad rakaab sidday ayaa si deg deg ah loogu dejiyay garoon ku yaalla dalka Sudan kaddib markii duuliyihii ay weerartay bisad. Diyaaradda...
Sayid Omar Abdalla

Mareykanka oo war ka soo saaray doorashooyinka dalka

Muqdisho (Halqaran.com) - War saxaafadeed ka soo baxay howlgalka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Mareykanku uu aad uga walaacsanyahay cakirnaanta doorashooyinka...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweyne farmaajo oo mar kale ku baaqay shir doorashooyinka looga hadlayo

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii afaraad isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir. Shirka oo la filayo in uu...